Borama News Network
Somali News

5 Qof Oo Ku Dhintay Buuq Iyo Iscidhiidhi Ka Dhashay Bandhig Faneed Ka Dhacay Dalka Algeria Iyo Siday Wax U Dheceen

-

Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhintay Cidhiidhi Iyo  ka dhacday bandhig faneed lagu qabtay caasimadda Algeria ee Algiers, sida ay sheegeen dhaqaatiirta caafimaadka.

Cidhiidhigu waxa uu ka dhacday afaafaka hore ee xarunta lagu qabanayay bandhig faneedka oo uu heeso ka qaadayay fanaanka caanka ah dalkaas, Cabdira’uuf Derradji oo sidoo kale loo yaqaanno “Soolking”.

Waxaa dhacadadaas ku dhaawacmay ugu yaraan 20 qof oo kamid ahaa kumanaankii qof ee munaasabadda kasoo qeyb galay.

Bandhig faneedka waxaa si toosah looga baahinyay telefishinka heesaha baahiya ee Algérie.

Qaar kamid ah dadka isticmaala barta Twitter-ka ayaa muuqaallada shilka soo geliyay.

Related posts

Taliyaha Guud Ee Ciidamada Amisom Oo Ku Waajahan Kismaayo Oo Ay Isku Haystaan Ciidamada Kenya Iyo Itoobiya Ka Wada Tirsan Amisom

Bnnstaff Bnnstaff

Hawada Soomaaliya Halis Mise Horumar? wax ka ogow xaalada Dalka…

Mustafe Haji

Dawlada Fadaraalka Somaliya Oo Si Kulul Ugu Jawaabtay Cabdiraxmaan Cabdishakuur Sheegtay In Uu Yahay Dhiiri Galiyaha Shabaab

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy