Borama News Network
Somali News

Gaadhi Ay Wateen Ciidamada Somaliya Oo Lagu Qarxiyay Muqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Gaadhi Cabdi-bile ah oo ay wateen ciidamo ka tirsan dowladda ayaa lagu qarxiyay inta u dhaxeysa Isgeysyada Taleex iyo Tarabuunka ee magaalada Muqdisho.

Inta la xaqiijiyay hal Askari ayaa ku geeriyooday qaraxaas, iyadoo sidoo kale laga soo warinayo dhaawacyo ka dhashay qaraxaas, kuwaas oo soo gaaray Askartii la socotay gaariga iyo dadkii shacabka ahaay ee ka ag dhawaa goobta.

Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaay Miino nuuca dhulka lagu aaso oo lala beegsaday gaarigaas, halka warar qaarna ay sheegayaan in loo maleynayo qaraxu uu horay ugu sii xirnaa gaariga Cabdi-bilaha ah.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Cuqaasha Iyo Wax Garadka Beelaha Ayuub Oo Ku Dhawaaqay Shirwayne Ay Beelahaasi Qabsanayaan Iyo Ujeedada Shirkaasi

Bnnstaff Bnnstaff

Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose Oo Deeq Gargaar Ah U Qaybshay Dadk Danyarta Ah Ee Ku Nool Deegaanka Bariire

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwayne Ku Xigeenka Puntland Oo Ka Hadlay Khilaafka Kala Dhexeeya Madaxwayne Deni

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy