Borama News Network
Somali News

Booliska Koonfur Africa Oo Xabsiga Ku Guray Dad Badan Oo Ajaanib Ah Iyo Waxyaabaha Lagu Eedeeyay Dadkaasi

Wararka Laga Helayo  Dalka Koofur Ayaa dheegaya Ciidamada Booliska dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ay dad badan ka qabteen magaalada Johannesburg ee dalkaasi.

Saraakiisha ciidanka Booliska ayaa sheegay in dadka la qabtay ay ka dambeeyeen boobkii ka dhacay Magaalooyinka ka tirsan dalka Koofur Afrika.

Tirada dadka la qabtay ayaa waxaa la sheegay in ay gaarayaan ku dhawaad 50 qof, kuwaasi oo boolisku sheegeen inay heysan warqada u ugolaaneysa inay dalkaasi ku noolaadaan,isla markaana baaritaano kale oo dheeri ah lagu sameyn doono.

Afhayeen u hadlay booliska dalka Koofur afrika ayaa waxaa uu sheegay in wax badan laga qaban doono boobka loo geysto dadka ajaanibta ee ku nool dalkaasi.

Soomaalida ku nool dalka Koofur Afrika ayaa wajahaya dhibaatooyin badan, kuwaasi oo ay ka mid yihiin boob, dhac, hanjabaad iyo dil loo geysto.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Gudiga Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Somaliland Oo Iska Difaacay Eedaymo Uga Yimid Abwaan Yuusuf Shaacir

Bnnstaff Bnnstaff

Aqalka Sare Ee Baarlamaanka Dalka Uk Oo Dhabarka UJeediyay Raysal Wasaaraha Cusub Ee Dalkaasi

Bnnstaff Bnnstaff

FAROOLE Oo Ka Hadalay Wada-hadalka Somaliland iyo Somaliya iyo Cabdi qeybdiid Oo U Jawaabay!!!!

Mustafe Haji

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy