Borama News Network
Somali News

Dawladaha Somaliya Iyo Masar Oo Kala Sexeexday Heshiis Cusub Iyo Nuuca Uu Yahay Heshiiskaasi

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Soomaaliya Eng, Cabdullaahi Cali Xassan iyo Wasiirada Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ee dalka Masar, Saxar Nasar waxay qalinka ku duugeen Heshiiska Isfahamka Maalgashiga Wadajirka ee labada dal.

Heshiiska Istaraatijiyada Iskaashiga Maalgashiga ee Somalia iyo Masar waxaa lagu saxiixay magaalladda Qaahira, kadib markii la soo gebagebeeyey Shirweynihii Labaad ee Guddiyada Ganacsatada ee Labada dal ee ka socday Qaahira.

Munaasabadda saxiixa ee Heshiiskaasi waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha dalka Masar, Cumaru Nasaar iyo madax kale.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

“Madaxwayne Hadii Aad Ansixin Waydo Kootadii Haweenka Nin Dambe Haweenku Dooran Maayaan” Haweenay Reer Burco Ah Oo Fariin Adag Dirtay + VIDEO

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwaynihii Hore Ee Dalka Zimbabwe Robert Mugabe Oo Lagu Aasayo Tuuladii Uu Ku Dhashay

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxda Ugu Haraysa Ee Somaliya Oo Isku Raacay Soo Xidhista Madaxwayne Axmed Madoobe Iyo Ku Xigeenadiisa

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy