Maamulka Puntland Oo Dhaliilo Culus U Jeediyay Dawlada Fadaraalka Somaliya Iyo Waxyaabaha Ay Ku Dhaliileen

Gollaha wasiirkadda xukuumadda Puntland oo shir ku yeeshay Magaaladda Bosaso ayaa walaac ka muujiyay waxa ay ugu yeereen habdhaqan cusub oo dowladda Federaalka la soo banbaxday kaasi oo lagula diririayo nidaamk federaalka Soomaaliya.

Shirka gollaha wasiiradda oo uu shir guddoominayay madaxweynaha Puntland Siciid cabdullaahi Deni ayaa sidoo kale lagaga dooday , Xaaladda amniga Puntland, Xaaladda Siyaasadeed Soomaaliya iyo dib eegista diiwaanka siyaasadaha iyo xeerarka Puntland, dhismaha goleyaasha degaanka iyo warbixino kale.

“ Wuxuu goluhu walaac ka muujiyey hab-dhaqanka dowladda federaalka ee la soo banbaxday oo ay kula dirirayso Federaaliisimka, taasi oo dhaawac weyn ku hanaanka geedi socodka Siyaasadda Soomaaliya”

Gollaha wasiirada Puntland waxay sheegeen in nidaamka federaalku uu yahay midka kaliya ee lagu wada heshiiyay, islamarkaana federaaliisku uu ka mid ah jiraan go’aanada Masiiriga ah ee Puntland.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

DAAWO WARAR XIISO LEH:Turkiga Oo Caawa Bilaabay Hawlgalkiisa Suuriya Iyo Madaxweyne Farmaajo Oo ..

Mustafehaji

General Cashuur Oo Fariin U Diray Somaliland “Warsangali Israacye Ka Quusta”

Mustafehaji

Xil Sakariye” Aaden Barre waa Ciyaala Suuq Gabdaha Somaliyeed ayuu u gafay”

Mustafehaji

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy