Deg Deg: Dawlada Fadaraalka Somaliya Oo Dejisay Qorshe Cusub Oo Ay Kaga Takhalusayso Axmed Madoobe

Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa goordhaweyd soo saartay Qorshaha soo Xulista Xubnaha Baarlamaanka 2aad iyo Doorashada Madaxweynaha ee Jubbaland 2019, iyadoo uu dhawaan Axmed Madoobe sheegay in loo doortay madaxweynaha Jubbaland.

War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arimaha Gudaha ee Dawladda Soomaaliya ayaa lagu soo bandhigay Arintan.

Warka kasoo baxay DFS ayaa wuxuu kusoo aadayaa Xili uu Axmed Madoobe isku diyaarinayo Caleemo-saar, Islamarkaana ay Dawladdu sheegtay inaysan Aqoonsanayn doorashadii lagu doortay Axmed Madoobe.

Maalintii shalay waxaa magaalada Kismaayo gaadhay Xubno doonaya inay ka qayb galaan Caleemo saarka Axmed Madoobe, iyadoo ay Dawladdu culays kala duwan saartay Jubbaland Kadib Doorashooyinkii ka dhacay.

 

Related posts

Deg Deg: Haweenka Beesha Bahabar Celi Oo Si Kulul Uga Hadlay Go’aanka Ay Xukuumada Muuse Ka Soo Saartay Calooda Deegaanada G/Salal

Bnnstaff

Xildhibaan Dheeg Oo Taageeray Shaqaale Qaad Dartiis Shaqadooda Looga Eryay Kuna Baaqay In La Abaal Mariyo Ciidamada Qabta Maandooriyaha

Bnnstaff

Deg DEG: Dawlada Somaliya Oo Gudbisay Dacwad Ka Dhan Ah Kenya Iyo Cida Loo Gudbiyay Dacwadaasi

Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy