Deg Deg: Muuse Biixi Oo Cafis U Fidiyay Ciidamada Jabhada Caare Shuruudo Adagna Ku Xidhay Cafinta Kornayl Caare

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa cafis u fidiyey ciidanka la socda korneyl Caarre ee kusugan beeraleyda gobolka Sanaag .
Sidoo kale madaxweynaha ayaa laba shuruudood ku xidhey cafiska Caare.
Kuwaasoo ilawareedyo lagu kalsoonaan karo sheegayaan

1: Inuu dalka dibada uga baxo Caare soona dalbado cafis mudo kadib .
2: inuu intaa kadib imaado taliska guud ee ciidanka ee magaalada Hargeysa.

Cafiska iyo qodobadan kulamaan ayaa yimi kadib markii saaka Hargeysa ka furmay kulan udhaxeeya madaxweyne Biixi iyo xubno kamida golaha wasiirada oo dhinac ah iyo xubnihii kujiray dhex dhexaadinta ee uu hogaaminayay Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani.

Waxii War Ee Ka Soo Kordha Isha Ku Hay BoramaNews.com

Related posts

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Ka Warbixiyay Kulan Uu La Qaatay Safiirada Midawga Yurub Iyo Diidmada Xisbigiisa Ee Gudiga Koomishanka Doorashada

Bnnstaff

ilmo Galeen Macmala Ama Gacan Ku Sameys Ah Oo Lagu Badbaadinayo Caruurta Dhiciska Ku Dhalata

Mustafehaji

Somaliland Maka Qaybgashay Caleema Saarka Kismaayo !! AGAASIMIHII UGU MUDADA DHEERAA Somaliland Oo Fadhiya ..

Mustafehaji

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy