Alshabaab Oo Weerar Ku Qaaday Saldhig Ciidan Oo Ku Yaala Awdheegle

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal xoogan oo ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose,kaasi oo u dhexeeyay Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dagaalamayaasha Al-shabaab.

Dagaalkan ayaa waxaa uu sigaar ah uga dhacay Degmada Awdheegle,waxaana uu ka dambeeyay kadib markii rag hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhig Ciidanka dowladda ay ku leeyihiin halkaas.

Dadka deegaanka ayaa kusoo waramaya in dagaalkaas uu ahaa mid Culus,isla markaana Al-shabaab ay weerar dhowr jiho ah ku qaadeen Saldhiga Ciidanka dowladda ee Awdheegle,waxaana labada dhinac ay isku adeegsadeen hubka noocyadiisa kala duwan.

Xafiiska Wararka BoramaNews

BoramaNews.com

Related posts

Boqortooyada Sucuudiga Oo Taageero U Balan Qaaday Somaliya Iyo Nuuca Ay Tahay Taageeradaasi

Mustafehaji

Gudoomiyaha Baarlaamaanka Dalka Masar Oo Is Barbar Dhigay Madaxwayne Siisi Iyo Adolf Hitler.

Bnnstaff

Qaramada Midoobay Oo Ku Baaqday In Si Deg Deg Ah Loo Joojiyo Dadka Sobob La’aanta Lagu Laynayo Ee Dalka Ciraaq

Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy