Ciidamada Booliska Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabay Agaasimaha Tvga Universal Ee Somaliland

Wararka Ka Imanaya Magaalada Hargaysa ayaa sheegaya in Ciidamada Booliiska Somaliland ay goor dhawayd Xabsiga u taxaabeen Agaasimihii Tv-ga Universal ee Somaliland Maxamed Caabi Digaale.

Sidaas waxa noo xaqiijiyay Qaarka tirsan Hawl wadeenadda Xarunta Tv-gu ku leeyahay Magaaladda Hargeysa.

Wararkan ayaa sheegaya in Ciidamada Booliisku ka dhex ka xaysteen Agaasimaha xafiiska Xarunta Tv-ga ee Magaaladda Hargeysa wakhti uu ku guda jiray Hawl qabadkiisa shaqo.

Lama sheegin sababta loo xidhay ama ujeedada ka dambaysa Xadhigiisa.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Labo Qof Oo Ku Dhintay Biyo Xidheen Ay Ku Galayeen Sawir Self Ah Iyo Siday Ay Wax U Dhaceen

Bnnstaff

Magaalada Borama Maanta Laga Daah Furay Huteel Qaab Online Ku Iibin Doona Cuntada Iyo Masuulinyiin Ka Hadlay

Bnnstaff

Somaliland Maka Qaybgashay Caleema Saarka Kismaayo !! AGAASIMIHII UGU MUDADA DHEERAA Somaliland Oo Fadhiya ..

Mustafehaji

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy