Raysal Wasaare Khyre Oo Kormeer Ku Tegay Dhismaha Tiyaatarka Qaranka Oo Gabogabo Ku Dhaw + SAWIRO

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kormeer ku sameeyey Xarunta Tiyaatarka Qaranka, oo xilligaan dhismihiisa uu marayo meel Gebagebo ah.

Kormeerka ayaa Ra’iisul Wasaaraha waxaa ku wehlinyey Xubno sar sare oo katirsan Wasaaradda Warfaafinta,waxaana uu dhamaan soo marey qeybaha kala duwan ee Tiyaatarka oo uu dhismaha ka socdo.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa kul dardaarmey Shaqaalaha iyo Madaxda Xarunta Tiyaatarka inay si wanaagsan loo dhameystiro dhismaha,isla markaana uu noqdo goob Bulshada Soomaaliyeed laga wacyigeliyo.

Related posts

Sheekh Shariif Oo Markale Dhaliilo Xoogan U Jeediyay Dawlada Fadaraalka Kana Hadlay Arimaha Puntland Iyo Jubaland

Mustafehaji

Rai’sul wasaaraha Pakistan, Imran Khan Oo Dhex Dhexaadin Ka Dhex Bilaabay Sucuudiga Iyo Iraan

Bnnstaff

SOMALIA OO ASHTAKO U GUDBISAY KENYA UNA YEERTAY SAFIIRKA KA JOOGA MUQDISHO

Mustafehaji

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy