Tacsi Qoyskii iyo Qaraabadii U Ka Baxay Alla Ha U Naxariiste Marxuum Sacad Cumar Geelle

-

Dhamaan Hawl wadeenada Boramanews Oo Uu Ku Hadlayo Magacooda Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye ee Stockholm Cabdulkariim Axmed Warsame oo ku hadlaya magaca qoysaska reer Axmed Warsame iyo reer Axmed Muxumed, madaxda iyo taageerayaasha xisbiga Kulmiye ee Sweden, iyaga oo ka tiiraanyeysan waxay halkan dhambaal Tacsi ah uga dirayaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti mudane Ismaaciil Cumar Geelle, marwadiisa Khadra Maxamuud Xayd, dhammaan Reer Cumar Geelle iyo qoysaskooda, guud ahaan xukuumadda iyo shacbiga reer Djibouti, geeridii ku timi marxuum Sacad Cumar Geelle.

Waxan marxuumka Allaha swt uga baryeynaa in uu jannadiisa Fardawsa hoy uga yeelo, qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxayna sabur iyo iimaan saadiq ah ka siiyo. Aamiin.

Related posts

Somalida Ku Nool Magaalada Nairobi Oo Si Kulul Uga Jawaabay Hadalkii Dhawaan Ka Soo Yeedhya Maayir Solteeko

Mustafehaji

Wariye Hereri Tuulooyinka South Africa Muxuu ku Soo Arkay oo uu la yaabay!

Mustafehaji

Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Mashruuc Cusub Oo Ay Hargaysa Ka Fulinayso Shirkada Som Pawar Fariina U Diray Shirkadaha Laydka Iyo Isgaadhsiinta

Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy