Madaxwayne Deni Oo Ka Baaqday Safarkii Uu Ku Tegayay Magaalada Kismaayo Iyo Sobobta Baajisay

Wararka laga helayo Garowe ayaa sheegaya in Wafdigii Madaxweynaha Puntland ee ka soo duulay Boosaaso ay soo hakadeen Garowe.

waxaa la filayay inay a soo baxaan oo ay soo qaadaan xubno kale oo wafdiga ka mid ah, hase yeeshee safarkooda Kismaayo iyo Garowe oo 3 saac qaadanaya ay ku soo aadayaan xilli habeenimo ah oo aanay ka degi karin Garoonka Kismaayo, sidaasna uu safarkooda berri dib u dhacay.

Dhica kale Xog laga helay saraakiil ka tirsan hey’adaha dowladda ayaa sheegaya in la qaaday xayiraadii la saaray Siyaasiyiinta aadaya Kismaayo, isla markaana dowladdu dib uga laabatay go’aankaas kaddib markii uu dhaliyay dood sharciyeed ka timid Maxkamadda sare.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Gudiga Khyraadka Dabeeciga Ah Ee Golaha Wakiilada Somaliland

Bnn Staff

Ganacsatada Iyo Odayaasha Baladwayn Oo Dacyac Tir Ku Sameeyay Buundada Ay Caanka Ku Tahay Magaalada Baladwayn Ee Liiqliiqato

Bnnstaff

Raysal Wasaare Xasan Cali Khyre Oo Kulan La Qaatay Madaxwayne Ku Xigeenka Midawga Yurub

Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy