Madaxwayne Xaaf Oo War Ka Soo Saaray Gudiga Farsamada Iyo Dhismaha Maamulka Galmudug Ee La Magacaabay

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Soo dhaweeyay magacaabidda Guddiga Farsamada Maamul Dhisidda Dowlad Gobaleedka Galmudug.

Guddigaan oo ay Magacaawday Wasaarada Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya oo ka kooban 13 Xubnood ayaa waxaa ay dhexdooda iska dooran doonaan guddoon Cusub, iyaga oo guda geli doona dhismaha Galmudug loo dhan yahay.

Qoraal kasoo baxay Madaxweyne Xaaf ayaa lagu sheegay in uu soo dhaweynayo Magacaabista guddigaan,isla markaana uu qeyb ka ahaa dhisida Guddiga farsamada Maamul u dhisida Galmudug, isaga oo baaq u diray guddiga Cusub iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya.

Related posts

Dawlada Hoose Ee Magaalada Burco Oo Digniin Culus U Dirtay Shacbiga Reer Burco Iyo Sobobta

Bnnstaff

Waftigii Dawlada Fadaraalka Somaliya Oo Gaadhay Maxkamada ICJ Kuna Gacansaydhay Dalabkii Kenya

Mustafehaji

Rai’sul wasaaraha Pakistan, Imran Khan Oo Dhex Dhexaadin Ka Dhex Bilaabay Sucuudiga Iyo Iraan

Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy