KISMAAYO: DAAWO & MUUQAALKA SAWIRADA SOODHAWEYNTA MADAXWEYNAHA PUNTLAND

-

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa goordhow gaaray Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose.

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe iyo xubnaha golaha wasiirada Jubbaland ayaa wafdi Madaxweyne Deni ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose.

Madaxweynaha Maamulka Puntland iyo wafdiga la socda ayaa waxaa ay ka  qeyb-geli doonaan xaflada  Caleema saarka Madaxweynaha maamulka  Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed madoobe).

Dhawaan ayay aheyd markii Wafdi ay hoggaaminayeen madaxweynayaashii hore ee Galmudug iyo Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo C/Kariin Xuseen Guuleed ay gaareen magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose, si ay kaga qeyb galaan xaflada caleema saarka madaxweynaha maamulka Axmed Madoobe

Related posts

Galka Baadhista:- Maxaad Ka Ogtahay Kiiska Cabdiwaaxid Khaliif {Ciise Tarabuun}

Bnnstaff

Dawlada Iraan Oo Wacad Ku Martay In Ay Jawaab Kulul Ka Bixin Doonto Weerarkii Lagu Qaaday Markabkii Iraan

Bnnstaff

Madaxwaynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdilaahi Deni Oo Magacaabay Taliyayaal Ciidan

Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy