Madaxweynaha Oo Magacaabay Taliyeyaal Cusub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo  ayaa Wareegto uu soo  saaray ku magacaabay Taliyaal cusub oo ciidanka xoogga dalka ah .

Saraakiisha la magacaabay ayaa waxaa ka mid ah Sareeye Guuto Mahamed Cali Bariise oo loo magacaabay Taliye kuxigeenka Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed.

Sidoo kale waxaa uu magacaabay Madaxweyne Farmaajo Sareeye Guuto Cabdihamid Maxamed Dirir in uu noqdo Taliyaha Ciidanka Dhulka ama Lugta.

Taliyaashaan cusub ee uu Madaxweynaha Dowladda Federaalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa horay uga mid ahaa Saraakiishaan Ciidanka Xoogga dalka.

Boosaska loo magacaabay ayaa horay waxaa u baneeyey Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Related posts

Xildhibaanada Guurtida Somaliland Oo Gacmaha Iskula Tegay Daawo Waxa Dhacay

Bnnstaff

Deg Deg: Madax Dhaqmeedka Beelaha Maxamed Case Oo War Ka Soo Saaray Dil Ka Dhacay Gobolka Salal

Bnnstaff

General Cashuur Oo Fariin U Diray Somaliland “Warsangali Israacye Ka Quusta”

Mustafehaji

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy