Madaxwayne Farmaajo Oo Hambalyeeyay Raysal Wasaaraha Itoobiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambaleeyey Ra’iisul Wasaaraha itoobiya oo ku guuleystay abaalmarinta Nabadda ee Nobel Peace Prize.

Qoraal hambalyo ah oo uu Madaxweyne Farmaajo soo hdigay Bartiisa twitter-ka ayuu ku sheegay in guushaan ay timid,kadib markii uu ku guuleystay iskaashiga wadamada Gobolka.

“Waxaan u hambalyeynayaa Ra’iisul Wasaaraga Itoobiya Abiy Axmed oo ku guuleystay abaalmarinta Nabadda ee Nobel Peace Prize,wuxuuna ahaa sanadkaan mid u qalba in uu ku guuleysto,kadib iskaashigii uu ka sameeyey wadamada Gobolka ayuu yiri”Madaxweyne Farmaajo.

Si kastaba Ra’iisul Wasaaraha itoobiya Abiy Axmed ayaa ku guuleystay biladda abaal marinta nabadda ee Oslo,waxaana tani ay ku timid sida la sheegay heshiiskii uu la gaaray dowlada Eritrea.

Related posts

Xogta Dahsoon:- Boqortooyada Sucuudiga Oo War Kasoo saartay Weerarkii Markabka Iiraan

Bnnstaff

Dareen Ku Xeeran Safarka Cali Khaliif Ee Muqdisho

Mustafehaji

Xildhibaan Dheeg Oo Dhaliilay Waxqabadka Golayaasha Sharci Dejinta Somaliland Fariin Culusna Diray

Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy