Ahlu Suna Oo Ka Soo Horjeesatay Gudigii Ay Dawlada Fadaraalku Soo Magacawday Iyo Sobobta

Ururka Ahlusunna ayaa ka soo horjeestey oo diiday Guddigii farsamada ee ay magacowday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlada Federalka Soomaaliya.

Qoraal ka soo baxay ururka Ahlu Sunna ayaa guddiga farsamada ee doorashada Galmudug ku tilmaamay sharci darro.

“Dowlada dhexe waa ay ka baxday heshiiskii ay hore noola galeen,”ayaa lagu yiri qoraalka.

Halkan hoose ka aqriso qoraalka ka soo baxay Ahlu Sunna;

Related posts

Deg Deg:- Ex Madaxwayne Rayaale Oo Kulan Iskugu Yeedhay Madaxdhaqmeedka Gobolada Galbeedka Iyo Ujeedada Kulankaasi

Mustafehaji

Madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump Oo Dhimaya Tirada Qaxootiga Soomaalida Ee Dib U Dajinta La Siinayo

Bnnstaff

Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare Ee Baarlaanka Somaliya Oo Ka Hadlay Musiibadii Soobe ka dhacday 14ka Ogtobar

Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy