Deg Deg Wafti Ka Socda Dawlada Kenya Oo Usoo Duulay Kismaayo

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Nairobi ayaa waxa ay sheegayaan in Wafdi ka socda dalka Kenya uu hadda duullay Magaaladda Kismaayo.

Warbaahinta ayaa xaqiijisay in Wafdiggaan uu hoggaaminaayo Madaxa Aqlabiyada Baarlamaanka Kenya.

Si rasmi ah looma xaqiijin in Wafdiggaan ay soo mari doonaan Muqdisho iyo in ay toos u tagi doonaan Magaalada Kismaayo.

Amar ka soo baxay Maamulka Duulista Hawada Soomaaliya ayaa xalay lagu sheegay in la mamnuucay duulimaad kasta oo ka yimaada Kenya ee ku socda Kismaayo.

Related posts

Dood Kulul:- Maxaa Sobobay In Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliland Ay Fadhiyaan Mudo 14 Sano Ah Maxayse Qabteen

Bnnstaff

Gudoomiyah Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Xadhigii Shabakada Hadhwanaagnews Iyo Habka Uu Baanku U Sheqeeyo

Bnnstaff

DEG DEG: Marwo Faadumo Siciid Oo Shaacisay In Ay Iska Casishay Xilkii Iyo Xubinimadii Xisbiga Wadani Iyo Sobobta Oo Ay Sheegtay

Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy