Qaar Ka Mid Ah Murashaxiinta Madaxwayne Ee Maamulka Galmudug Oo Ku Gacan Saydhay Gudiga Farsamada Ee Dhismaha Galmudug

Qaar kamid ah Musharrixiinta Madaxweynaha Galmudug ayaa war ka soo saaray Guddiga ka shaqeenaya dhismaha Maamulka Galmudug ee dhawaan la magacaabay.

Musharaxiinta ayaa sheegay in Guddiga dowladda Soomaaliya ay Magacowday ay yihiin Shaqaallaha Rayidka ah ee dowladda, islamarkaana aysan jirin wax wadatashi ah oo laga siiyay Waxgaradka Galmudug.

Sidoo kale Musharaxiinta ayaa sheegay in xubnaha Guddiga ay ku jiraan shaqsiyaad la shaqeynaayay Musharax Qoor Qoor oo ka mid ah Musharaxiinta Galmudug.

 

 

Related posts

Geedka Tiinka Iyo Garanwaaga Oo Ku Soo Bandanaya Deegaanada Somaliland Iyo Dhibaatooyinka Geedahaasi

Bnnstaff

Siyaasiyiinta Beelaha Gabooye Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Xukuumada Madaxwayne Biixi

Bnnstaff

Muuse Biixi Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Marxuun Cabdilaahi Obsi

Mustafehaji

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy