Shil Diyaaradeed Oo Ka Dhacay Itoobiya Iyo Saraakiil Ku Geeriyootay

Dalka Itoobiya waxaa ka dhacay shil diyaaradeed oo ay ku geeriyoodeen saraakiil sare oo ka tirsan dowladda Itoobiya.

Diyaarad nuuceedu ahaa SU-27 oo ka mid ahayd diyaaradaha miiga dagaalka ee dowladda Itoobiya ayaa ku dhacday buuraleyda Bishuftu oo u dhaw magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya.

Labo sarkaal oo la socotay diyaaradda ayaa ku geeriyooday waxaana gabi ahaanba bur burtay diyaadii, waxuuna shilkaas ka dhacay meel aan ka fogeyn goobtii ay horay ugu dhacday diyaadadii rakaabka ahayd ee 737, taas oo ay ku dhinteen ku dhawaad 200 oo ruux oo ay ku jireen dad Soomaaliyeed.

Related posts

Wasiirka Gaadiidka Iyo Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Oo Soo Kormeeray Wadooyinka U Dhexeeya Barbara Iyo Burco

Bnnstaff

Falanqayn : Mooshanka Ka Dhanka Ah Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Iyo Waxyaabaha Uu Salka Ku Hayo Mooshinkaasi

Bnnstaff

Waraysi Xiiso Badan Safiirka Somaliya Ee Dalka Turkiga Oo Ka Warbixiyay Nolosha Somalida Ku Nool Dalkaasi

Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy