Waftigii Dawlada Kenya Oo Soo Gaadhay Magaalada Kismaaya

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa garoonka diyaaradaha Kismaayo ku soo dhoweeyay wafdi ka socday Kenya oo uu Hoggaamiyo Aadan Barre Ducaale iyo xubno ka tirsan Baarlamaanka Kenya oo ka qeyb galaya caleema saarkiisa.

Dawladda Soomaaliya ayaa horay uga digtay in Diyaarad ka timid Kenya aysan ka dagi karin Kismaayo, Balse waxaa muuqataa in la Baalmaray Amarkaasi , islamarkaana Xubnaha ka yimid Kenya ay ku gafeen Qaranimada Soomaaliya.

Xaflada Xaleema saarka Axmed Madoove ayaa lagu wadaa inay maanta ka qabsoonto magaalada Kismaaayo waxaana Halkaasi horay u gaadhi madax hore iyo Siyaasiyiin kala duwan.

Related posts

Siyaasi Faarax Macalin Oo Soo Bandhigay Sababta Xasan Sh, Iyo Sh Sharif U Neceb Yahay Farmajana Uu utaageero

Bnnstaff

Xukuumadu Way Ogtahey Dadka Waxyeelaynaya Nabada Ceel-Afweyn” Mareeyaha Madbaxada Somaliland Maxamud Rage

Bnnstaff

Qalab Casri Ah Oo Lagu Waraabiyo Beeraha Oo La Siiyay Beeralayda Somaliyeed

Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy