Madaxwaynaha Maamulka Puntland Oo Magacaabay Wasiiro Cusub Iyo Magacyada Wasiirada La Magacaabay

Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay Wasiiru-Dowleyaal iyo Wasiir Ku-xigeeno:

B. Wasiiru-Dowleyaal:

Waxaa Yuusuf Maxamed Wacays (Dhedo) loo magacaabay Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda.
Waxaa Maxamed Xasan Ciise loo magacaabay Wasiiru-Dowlaha Madaxtooyada ee Xiriirka Goleyaasha.
Waxaa Axmed Shire Siciid loo magacaabay Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha.
Waxaa Fardowso Cismaan Cigaal loo magacaabay Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha.
T. Wasiir Ku-xigeeno :

Waxaa Cabdullaahi Cabdisalaan Xasan loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta
Waxaa Bashiir Jaamac Maxamed loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare
Waxaa Cabdicasiis Maxamuud Macallin loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada.
Waxaa Sucaad Saalax Nuur loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Wasiirka Gaashaandhiga iyo Saraakiisha Maxkamda Ciidanka Oo Ka Hadlay Awooda Maxkamada Ka Dib Diidmadii Muuse Ee Cafiska Caare

Mustafehaji

WARAR XIISO LEH: Dad Badan Oo Ku Dhintay Mudaharaadad iiraan Iyo Itoobiya Oo.. + Wararkale

Mustafehaji

Dawlada Itoobiyo Oo Xukun Dil Ah Ku Fulinaysa Cidii Lagu Qabto Tahriibinta Dadka

Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy