GO`AAN KA SOO BAXAY GARABKA HAWEENKA XISBIGA KULMIYE LAANTA SWEDEN

OG: Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Sweden
OG: Guddiga fulinta xisbiga Kulmiye Sweden
Ujeeddo: Xil ka Qaadis 
03.11.2019 Stockholm

Hoggaanka Garabka haweenka Xisbiga Kulmiye laantiisa Sweden Guddoomiye Sahra Ibraahim Cabdi (Sahra Fani) iyo guddoomiye ku-xigeenka Kinsi Siciid Shoofeer (RRU) waxay go`aan ku soo saareen in ay wax ka baddal ku sameyaan hoggaanka garabka haweenka Xisbiga ee Sweden ka dib markii uu hoos u dhac ku yimi wada shaqeyntii iyo xilgudashadii garabka haweenka.

laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 03.11.2019 waxa xilkii laga qaaday guddoomiyaha garabka haweenka gobollada Svealand Marwo Ifraax Xaaji Oktoober.

Ka dib markii ay si badheedh ah uga hortimi ajandaha iyo siyaasadda Xisbiga Kulmiye, isla markaana ka dhex bilowday gudaha xisbiga Waddani olole ka dhan ah Xisbul Xaakimka Kulmiye oo ay Xil ka haysay.

Wa billaahi Tawfiiq

Guddoomiyaha garabka haweenka Kulmiye
Sahra Ibraahim Cabdi (Sahra Fani)
Guddoomiye ku-xigeenka
Kinsi Siciid Shoofeer RRU

Related posts

Maamulka Puntland Oo Heesh La Galay Shirkada Laga Leeyahay Dalka Shiinaha Iyo Nuuca Heshiiskaasi

Bnn Staff

DIREDHABA: Rabshadaha Oromo Iyo Soomaali u Dhaxeeya Oo Khasaare Dhimasho iyo Dhaawacyo Sababay

Mustafehaji

“Mucaarid Hadaan Nahay In Aan Baqayno Maahan” Cabdiraxmaan Cabdishakuur Oo Hanjabaad Culus Diray

Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy