DEG DEG Israsaasay Caawa Ka Dhacday Xarunta Baarlamaanka Puntland Ee Magaalada Garoowe Iyo Khasaare Dhimasho Iyo Dhawac Ah Oo Ka Dhashay

Hal askari ayaa ku dhintay dhowr qof oo kalena waa ay ku dhaawacmeen israsaasayn caawa ka dhacday Magaalada Garowe.

Israsaaseynta ayaa ka dhacday Xarunta baarlamaanka maamulka Puntland.

Ciidamo ka tirsan Madaxtooyadda Puntland iyo Ciidamo ilaalo ka ka haayay baarlamaanka ayaa dagaallamay.

Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo) Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland ayaa maanta oo Arbaco ah fasax saddex maalmood ah u diray xildhibaannada golaha wakiilada Puntland.

Madaxweynaha Puntland iyo Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland ayaa waxaa ka dhex taagan Khilaaf sababay in xildhibaano labadda dhinac kala taageersan ay bilaabeen Mooshin ka dhan ah labadda Mas’uul.

Related posts

ilhaan Cumar oo Su’aalo Adag Weydiisay Safiirrada Bariga Dhexe ee Maraykanka

Mustafehaji

Dawlada Fadaraalka Somaliya Oo Ka Dibtay In La Musuq Maasuqa Gargaarka Loo Fidinayo Shacabka Ay Fatahaaduhu Saameeyeen

Bnnstaff

Siyaasi Cabdilaahi jawaan Oo Ka Hadlay Magacaabista Hogaanka Taliska Booliska

Mustafehaji

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy