Deg Deg:- Gudoomiyihii Baarlamaanka Puntland Oo Xilkii Laga Qaaday Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Puntland

Waxaa Maanta kulan aan caadi aheyn Xaruntiida Magaalada Garoowe ku yeeshay Xubnaha Golaha Wakiilada puntland oo uu horyaallay mooshin ka dhan ahaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland.

Xildhibaannada ayaa dood dheer ka yeeshay mooshinka oo ay saxiixeen 44 Mudane,waxaana kulanka ku sugnaa 53 Mudane, iyada oo Xildhibaannada ay xilkii ka qaadeen Cabdi Xakiin Dhoobo-daareed.

Kulanka oo ay goobjoog ka ahaayeen 53 mudane ayaa waxaa aqbalay xilka qaadista guddoomiyaha 49 Xildhibaan, halka 4 xildhibaan ay ka aamustay.

Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee baarlamanka Puntland Abuukaate Cabdi Casiis ayaa kulanka ka sheegay in xilka qaadistaan ay tahay Sharci, kaidb markii Guddoomiyaha uu ku tuntay Sharciga iyo Xeer hoosaadka Baarlamaanka [untland.

Related posts

“Hadii Ay Dadku Dantooda Garan Waayaan Waa Lagu Karbaashayaa” Maayirka Borama Oo Ka Jawaabay Cabashadii Ganacsatada Hilibka

Bnnstaff

Somaliland Oo Tikniko U Dirtay Baabiinta Beero ay Qoteen Barakacayaashii Gargaara Ee Deg. Lughaya

Mustafehaji

Siyaasi Faarax Macalin Oo Soo Bandhigay Sababta Xasan Sh, Iyo Sh Sharif U Neceb Yahay Farmajana Uu utaageero

Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy