Ku Dhawaad 40 Ruux Oo Ku Dhintay Weerar Ka Dhacay Dalka Burkino Faso Iyo Masuuliyiin Ka Hadlay

Ugu yaraan 37 ruux ayaa dhimatay halka 60 kalana ay dhaawacmeen kadib weerar ka dhacay dalka Burkino Faso.

Masuuliyiinta ayaa sheegay in weerarka lala bartil maamaydsaday kolonyo gawaari ah oo ay lasocdeen shaqaalo macdanta soo saara oo u dhashay dalka Canada.

Shaqaalahan ayaa ka tirsanaa shirkadda dalka Canada laga leeyahau oo macdanta ka shaqayso taas oo lagu magacaabo Semafo.

15 bilood gudahood waa weerarkii sadaxaad ee ugu dhimashada badnaa ee lagu qaado shaqaalaha shirkaddan.

Wadankan ku yaalo galbeedka afrika ayaana weerarada ay kooxaha islaamiyiinta sanadihii lasoo dhaafay ka geesanayeen waxaa ku dhintay boqolaal ruux.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Gudoomiye Cumar Finish Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Koonfur Africa Iyo Soo dhawayn Loo Sameeyay

Bnnstaff

“Qollo Aan Nasteex U Hayn Ayaa Madaxwaynaha Jeebka U Gashay” Agaasime Hore

Mustafehaji

DAAWO SIDA LOO DHACAY Ganacsade Soomaaliyeed Oo 60 Kun Oo Dollar Laga Dhacay CCTV

Mustafehaji

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy