Dawlada Fadaraalka Somaliya Oo War Ka Soo Saartay Xaaladaha Fatahaada Wabiyada Juba Iyo Shabeele

Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay Warbixin la xiriirta xaaladihii ugu dambeeyey ee fatahaadaha iyo gurmadka kala duwan ee ka socda Gobolada dalka.

Wasaaradda ayaa qoraal ay soo saartay waxaa ay ku shaacisay in saadaal la sameeyey ay cadeyneyso in qeybo badan oo dalka ah la filayo in uu ka da’o Roobka deyrta,isla markana ay taasi sii kordhin karto fatahaadaha Wabiyada.

Sidoo kalke Wasaaradda waxaa ay soo bandhigtay gurmadka socda iyo dowladii ugu dambeeyey ee gurmadka fatahaadaha soo gaarsiiyey Dowladda Federaalka ah Soomaaliya

Related posts

Taliyihii Hore Ee Sirdoonka Soomaaliya Sambaloolshe Oo Si Adag Uga Hadlay Qadiyada Somaliland

Bnnstaff

Indho Indho Oo Ka Hadlay Jabhada Suldaan Wabar iyo Dib U Dhaca Doorashooyinka

Bnnstaff

Caruur Yaryar Oo Ku Dhimatay Fatahaada Wabiga Shabeele Iyo Saamaynta Ay Fatahaadu Ku Yeelatay Magaalad Baladhwayne

Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy