Raysal Wasaare Khyre Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo U Dhoofay Dalka Faransiiska + Ujeedada Socdaalka Waftigaasi

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxaa ay u ambabaxeen dalka Fariinsiiska.

Wafdiga oo Garoonka diyaaradaha ay kasii sagootiyeen Xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan dowladda ayaa waxaa ay ka qeyb-galayaan madasha nabadda Paris, oo looga hadlayo Nabadda iyo Amniga, arrimaha horumarinta, deegaanka, tegnoolojiyadda cusub, dhaqaalaha loo dhanyahay, dhaqanka iyo waxbarashada.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa inta uu ku sugan yahay Faransiiska waxaa uu kulamo kala duwan la qaadan doonaa Madaxda kasoo qeyb-galeysa Shirkaas.

Related posts

FARMAAJO OO CAAWA KA DEGAY NAIROBI

Mustafehaji

Haweenka Xisbiyada Somaliland Oo Soo Dhaweeyay Heshiiska Laga Gaadhay Colaadii Deegaanada Ceel Afwayn

Bnnstaff

Iyaa Leh Sheekada isku Maan Ee Isku Haystaan Radio Kulmiye iyo Warbaahinta Dawladu

Mustafehaji

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy