Madaxwaynaha Dalka Kenya Oo Qaabilay Madax Dhaqmeed Somaliyeed Oo Caan ah +SAWIRO

Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa ku baaqay in diblomaasiyadda dhaqanka loo adeegsado in dadka lagu mideeyo.

Wuxuuna sheegay in Kenya ay deriskeeda aanay u arag halis iyada ku soo wajahan ee ay u aragto isbahaysi xagga horumarka ah.

Hadalkaan wuxuu jeediyay Madaxweynuhu mar uu caawa magaaladan Nairobi ku qaabbilay wafdi uu horkacayo, Boqor Cabbdille Wabar Cabdi, oo ah hoggaamiyaha beesha Soomaalida ah ee Dagodi ee degta dalalka geeska Afrika, fadhigiisuna yahay Ethiopia.

Sawirka ugu dambeeya, waa Danjiraha Ethiopia ee Nairobi, oo Boqorka ku soo dhoweynaya gegida Dayaaradaha ee Joma Kenyatta IA.

Related posts

Wakiilada Dhalinyada U Badan Ee Muuse Magacaabay Oo Faratoon La Dardaarmay

Mustafehaji

Haweenay Fagaare Kaga Codsatay Madaxwaynaha Rwanda In Uu Aqoonsado Somaliland Iyo Qaabka Uu Ugu Jawaabay

Bnnstaff

Deg Deg: Saraakil Ka Tirsan Ciidamada Dabdamiska Somaliland Oo Ku Geeriyooday Shil Baabuur Iyo Maayirka Hargaysa Ka Hadlay

Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy