Siyaasi Cali Khaliif Galaydh Oo Dib Ugu Soo Laabtay Magaalada Hargaysa Ka Dib Safarkiisii Muqdisho

_

Waxaa magaalada Hargeisa Dib ugu soo laabtay Dr. Cali Khaliif Galaydh oo Mudooyinkii ugu dambeeyay ku sugnaa magaalada Muqdisho, Halkaasi oo uu sheegay inuu u tagay Safar u gaar ah.
Dr. Galaydh ayaa intuu Muqdisho ku sugnaa wuxuu kulamo kala duwan la yeeshay Siyaasiyiin iyo Qaybaha kala duwan ee bulshada.
Lama oga inta uu qaadan doono Safarka uu Dr. Cali Khaliif ku yimid Hargeisa, Balse Somaliland iyo Khaatumo ayaa horay Heshiis u gaadhay Xiligii Xukuumadii Siilaanyo, Kaasi oo aan Weli dhaqan gelin, Wuxuuna dhowr jeer xusay inuu ka socon waayey dhinaca Muuse Biixi.

Related posts

Waxaan Jabinay Cuna Qabatayntii Saarnayd Kismaayo Cabdikariin Guuleed Oo La Hadlay Shacabka Kismaayo

Mustafehaji

Dhaxal Sugaha Boqortooyada Sucuudiga Maxamed Binu Salmaan Oo Lagu Soo Eedeeyay Dambiyo Waawayn

Bnnstaff

Ahlu Suna Oo Gaadacday Jadwalka Doorashada Maamulka Galmudug Iyo Shir uga Socda Dhuusa Mareeb

Bnn Staff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy