Deg Deg:- Gudoomiyihii Degmada Awdheegle Oo Goor Dhawayd Ku Dhintay Qarax

Wararka laga helayo degmada Awdheegle ee Gobolka Shabelelaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Goordhow qarax Miino lala eegtay guddoomiyihii degmadaas Maxamed Yarow.isla markaana qaraxaasi uu u geeriyooday.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali (Najax) ayaa xaqiijiyey in qarax miino oo loo dhigey uu gudaha degmada Awdheegle ugu geeriyooday Guddoomiyihii degmadaas.

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ee ku sugan degmada Awdheegle ayaa waxaa ay hataan howlgal ka wadaan gudaha degmadaas gaar ahaan halka uu qaraxa ka dhacay.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

SAWIRKA MAANTA:- Aadan Bare Ducaale Oo Uunsi U Shiday Siyaasiyiinta Somalilada

Bnnstaff

BORAMA: Masuuliyiinta Xisbiga WADANI Ee Gobolka Awdal Oo Qaarkood Xalay Lagu Guray Xabsiga

Mustafehaji

Jiif Caaqil Barkhad Cilmi Xaaji Oo Maanta Lagu Caleema Saaray Magaalada Borama

Bnn Staff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy