Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Muuse Biixi Oo Wiil Uu Dhalay U Magacabay Xil Muhiim AH

Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, ayaa wiilkiisa Diiriye Maxamed Muuse u magacaabay kaaliyaha mashruuc ay ka wadashaqayn doonaan wasaaradda Biyaha iyo Hay’adda Care.

Wasiirku waxa uu xilka wasaaradda hayay muddo ka yar hal Bil.
Sidoo kale wiilka uu magacaabay kama mid ahayn shaqaalaha wasaaradda Biyaha.

Mashruucan wasaaradda iyo hay’adda Care ka wadashaqaynayaan ayaa loogu talo galay lacag aad u tiro badan.

Related posts

“29 Sano Ka Dib In La Iswaydiiyo Halkay U Socotaa Somaliland Waa Qalad” Siyaasi Cabdilaahi Jawaan

Bnnstaff Bnnstaff

Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Maanta Daahfuray Shirka Gudiga La Dagaalanka Mukhaadaraadka

Bnnstaff Bnnstaff

Xuutiyiinta Yemen Oo In Ka Badan 50 Askari Ku Dilay Weerar Ay Ku Qaadeen Xeryo Militeriga Sucuudiga

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More