Jadwalka Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Galmudug Oo La Shaaciyay

Guddiga Doorashooyinka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug ayaa soo saaray Jadwalka Doorashooyinka Guddoonka Baarlamaanka 2aad ee Galmudug iyaga oo dhammaan 15ka xubnood ee Guddiga ay si wadajir ah u ansixiyeen.

Qoraal kasoo baxey guddiga ayaa lagu sheegay in qabashada araajida ay bilaabaneyso 14-ka Bishana kuna egtaya 15-ka,sidoo kale dhageysiga khudbaha musharixiinta ay dhaceyso 16-ka Bishaan oo ku beegan Khamista soo socota.

Ugu dambeyn waxaa ay Guddiga Doorashooyinka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug shaaciyeen in doorashada guddoonka Baarlamaanka Galmudug iyo dhaarinta ay dhaceyso 17 Bishaan oo ku beegan Maalinta Jimcada ah.

Related posts

Warbaahinta Galmudug Oo Shaaciyay In Loo Diiday Tabinta Doorashada Galmudug Iyo Cabasho Ay Muujiyeen

Bnnstaff Bnnstaff

Jaaliyada Somalilyeed Ee Switzerland Oo Deeq Soo Gaadhsiiyay Borama Fastula Hospital Iyo Ururka Duyuurul Khayr

Bnnstaff Bnnstaff

Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Oo Eedaymo Culus Ujeediyay Gudoomiyaha Aqalka Sare Ee Baarlamaanka Somaliya

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More