Madaxwayne Xaaf Oo Kulamo Xasaasiya Ka Wada Magaalada Gaalkacyo

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa qaabilay Ugaaska Beesha Sheekhaal kaas oo Shalay galinkii dambe gaaray Magaalada Gaalkacyo.

Madaxweynaha iyo ugaaska ayaa aad uga wada-hadlay xaalka Galmudug iyo sidii looga shaqeyn lahaa Maamul loo dhanyahay oo ku dhisan Cadaalada iyo Sinaan,kaas oo ololihiisa uu Madaxweyne Xaaf ka wado Gaalkacyo.

Sidoo kale Gaalkacyo ayaa la filayaa in 15-ka ishaan uu ka furmo Shirweyne looga arinsanayo xaalada Galmudug,sida uu horey u iclaamiyey Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Tartanka Orodka Somaliland Oo Maanta Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa Iyo Orodyahano Ka Socda Caalamka Oo Ka Qayb Galay

Bnnstaff Bnnstaff

Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Gaadhay Barbera Iyo Ujeedada Socdaalkiisa

Bnnstaff Bnnstaff

Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo War Ka Soo Saartay Fasaxa Cusub Ee Lagu Kordhiyay Wabarashada Somaliland

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More