Afxumada Gudomiye Waraabe Iyo Hangoolka Uu Lulayo In Ay Dhirbaaxo Ku Dhacdo Waa Inta Ugu Yar Ee La Fili Karayey!

Tan intii uu sheegay Gudoomiye Waraabe in Madaxweyne Biixi La Dagaalamay ayaa Meelaha lagu kulmo iyo baraha bulshada si weyn loo hadal hayaa loogana faaloonaya dhacdadan.
Gudoomiyaha ayaa Ku sheegay Waraysi uu siiyay BBCda in Madaxweyne Biixi la dagaalamay Hooyadii na caayay ka dibna caagad ku dhuftay .
Balshe dadweynaha ayaa dareen xoogleh ka muujay dhacdadan oo qaar kood sheegayaan in Luqaddii uu suuqyada kaga hadlayey in uu madaxtooyada la dhex tagay kana socon wayday.
“Afxumada Faysal Cali Waraabe iyo hangoolka uu lulayo in ay dhirbaaxo ku dhacdo waa inta ugu yar ee la fili karayey! “ Sidaa waxa yidhi Oday Cismaan
Dadweynaha intooda badan ayaa qaba in uu kasbaday Gudoomiye Waraabe Dhirbaaxada ku dhacday.
Halka dadka qaar aaminsanyihiin in ka bixitaanka balantii inuu aamuso ka dib looga baxay kharash xaalbixin ah oo madaxweynaha looga qaadayay isagoo.
Isku Soo Wadaduuboo Waxay dadku isku raaceen in Somaliland la kala adagyahay uuna maamuli karo nin dhagaha ka qaraaca sida ina biixi

Related posts

Coronavirus Oo Galay Aqalka Cad Ee Looga Arimiyo Dalka Maraykanka Iyo Labo Xildhibaan Oo Laga Helay

Bnnstaff Bnnstaff

Golaha Amaanka Ee Qaramada Midoobay Oo Wada Shaqayn Ugu Baaqay Dowlada Somaliya Iyo Maamul Goboleedyada

Bnnstaff Bnnstaff

Dawlada Masar Oo Shaacisay In Gudaha Masar Lagu Arkay Qof Qaba Cudurka CoronaVirus

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More