Maamul Goboleedyada Koonfur Galbeed Iyo Hirshabeele Ee Oo Baydhabo Kula Shirya Midawga Yurub

Shir u dhexeeya madaxda Maamulka koofur Galbeed iyo maamulka Hirshabelle ayaa maanta lagu wadaa inuu ka furmo magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay.

Shirkaan oo ay ka qeyb-geli doonaan Madaxweynayaasha labada Maamul iyo mas’uuliyiin kale ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Wasaaradda Qosheynta Koonfur Galbeed & Midowga Yurub.

Shirka ayaa waxaa looga hadli doonaa horumarinta Maamulada Hir-Shabeelle & Koonfur Galbeed,isla markaana Shirka ay kaalin weyn ka qaadan doonaan Safiiro ka socda wadamada Midowga Yurub.

Ammaanka magaalada baydhabo ayaa saakay aad loo adkeeyay, ayadoona wadooyinka la dhigay ciidamo aad u fara badan.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Wakiilka Qaramada Midoobay Iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo Ka Wada Hadlay Arrimaha Doorashada Somaliya

Bnnstaff Bnnstaff

“Cali Khaliif Kaligii Maaha Waa In La Furaa Dastuurka” Prof Cabdisalaan Yaasiin

Bnnstaff Bnnstaff

Faahfaahino Dheeraad Ah Oo Ka Soo Baxaya Duqaymo Laga Fuliyay Gobolka Shabeelaha Hoose

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More