Ku Dhawaad 10 Qof Oo U Dhintay Cudur Aan La Aqoonsan Oo Ka Dilaacay Shiinaha

Ugu yaraan sagaal ruux ayaa laxaqiijiyay in illaa iyo haatan ay u geeriyooden feeraska cusub ee ka dilaacay dalka Shiinaha, isagoona ku sii fidiya magaalooyin kale ooh or leh.

Masuuliyiinta waaxda caafimaadka ee dowladda Shiinaha ayaa sheegay in kiisaska feeraskan ay gaarayaan 440 kiis.

Sidoo kale feeraskan ayaa lasheegay in gudaha dalka Shiinaha uu ka gudbay isagoona gaaray dalal ay kamid yihiin Thailand, Japan iyo Koonfurta Kuuriya.

Dowladda Shiinaha ayaana wali awood u yeelan in ay cadeeyaan feeraskan iyo waxa uu yahay iyo waliba sida looga hortagi karo.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Tirada Dadka Uu Soo Ritay Coronavirus Ee Dallka Jabuuti Oo Gaadhay 400 Oo Qof

Bnnstaff Bnnstaff

Haweenay U Qaailsanayd Alshabaab Ururinta Cashuurta Gobolka Banaadir Oo Gacanta Lagu Dhigay

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwaynaha Dalka Mexico Oo Milatariga Dalkiisa Ku Amray In Ay Ka Hawl Galaan Wadooyinka Dalkaasi

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More