Haayada Nabadsugida Iyo Sirdoonka Somaliya Oo Soo Bandhigtay Shabakad Qaraxyada U Qaabilsanayd Alshabaab

Hay’ada Nabadsugidda iyo Sirdoonka qaranka ee Nisa ayaa shaaca ka qaaday in ay soo qabatay shabakad ururka Alshabaab u qaabilsanayd samaynta qaraxyadda iyo maadooyinka laga sameeyo, howlgaladaan ayaa dhacay 26 iyo 28 bishan Janaayo.

Qoraal kooban oo la soo dhigay barta Twitter-ka NISA ayaa lagu sheegay in howlgalo dhacay 26 iyo 28 bishan Janaayo lagu soo qabtay Shabakad Al-Shabaab u qaabilsan qaraxyada, inkastoo aan la shaacin shabakadaas inta ay ka koobneyd.

NISA ayaa sidoo kale soo bandhigtay agabka laga sameeyo waxyaabaha qarxa, maadooyinka laga sameeyo qaraxyada iyo agabyo kale, balse ma aysan sheegin meelaha laga qabtay shabakadaan iyo inta ay ka kooban tahay.

Xafiiska Wararka BoramaNews

Boramanews.com

Related posts

Qof Kii Ugu Horeeyay Ee Somali Ah Ee Dalka Turkiga Ugu Geeriyooday Coronavirus

Bnnstaff Bnnstaff

Baaq Nabadeed Oo Lagu Soo Saaray Dagaalka Ka Socda Magaalada Dhuusamareeb Ee Xarunta Galmudug

Bnnstaff Bnnstaff

Talaalka Viruska Shiinaha Ka Dilaacay Oo La Sameeyay Balse Tijaabo Ku Jiraya

Mustafehaji

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More