Dagaal U Dhexeeya Kooxda Macawislayda Iyo Ciidamao Itoobiyaan Ah Oo Ka Dhaxay Gobolka Hiiraan

Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayan dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac ah oo Ciidamo Itoobiyaan ah iyo kooxda Macawiisleey ku dhexmaray deegaan ka tirsan Gobolka Hiiraan.

Dagaalkaan ayaa waxaa uu ka dhacay tuulada Afqurun ee duleedka deegaanka Farlibaax ee Gobolka Hiiraan,waxaana saraakiil Ciidan ay sheegeen inay dagaalkaas ku geeriyoodeen in ka badan 20 Ruux oo kala ah dhinacyadii dagaalamay.

Ciidamada Itoobiyaan ah ee la dagaalamay Ciidamada Macawiisleyda ayaa waxaa la sheegay inay ahaayeen kuwo ka yimid dhinaca degmada Xudur oo ay kasoo gadoodeen Ciidamada kale ee ku sugan degmadaasi Xudur,kadib markii ay is khilaafeen Sarkaalkii xukumayay.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Madaxwaynaha Dalka Turkiga Oo Digniin U Diray Xoogaga Bishaar Al Asad Iyo Xulafadiisa

Bnnstaff Bnnstaff

“Soomaaliya Intay Cid Maalgalinayso dhaliyaradeedii Haku Filnaato” Marwo Fadumo Siciid

Bnnstaff Bnnstaff

Qaramada Midoobay Oo Dalbaday In Si Deg Deg Ah Loo Dhameystiro Dastuurka Somaliya Ka Hor Doorashada

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More