Xaflada Daahfurka Xisbiga JDP Ee Dawlad Deegaanka Soomalida Oo Addisababa Ka Dhacaysa 15 Bisha

Warbixin Kooban oo xisbigu soo gaadhisiiyay boramanews ayaa u dhigan sidan

JDP Waa Xisbi ay daadihinayaan aqoonyahano iyo dhalinyaro Soomaaliyeed oo firfircoon Wax weyna kusoo kordhin doona degaanka iyo guud ahaan Itoobiya Wuxuna Isku diyaarinayaa ka qaybgalka Tartanka Axsaabtu ugu jirto Talada Dawlad Deegaanka Soomaalida.

SiĀ daasdarteed Wuxu kugu casuumayaa Xafladiisa Daah-furka dalka gudihiisa oo ka dhacaysa HUTEEL GOLIS Caasimada Itoobiya ADDISABABA.

Xisbigu wuxu gacmo furan kusoo dhawaynayaa dhamaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dawlad degaanka iyo qofkasta oo han siyaasadeed leh.

Related posts

Wasiir Janan Oo Beeniyay In Uu Ku Sugayahay Magaalada Mandheera Ee Dalka Kenya

Bnnstaff Bnnstaff

Wasiir Janan Baxsad Ka Ah Oo Ka Hadlay Sobobta Gabaadka Uga Dhigtay Kenya

Bnnstaff Bnnstaff

Dhulgariir Xoogan Oo Ku Dhiftay Turkiga Iyo Tirada Dadku Waxyeeloobay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More