Shir Lagaga Hadlayo Arimaha Somaliya Oo Ka Furmay Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ayaa magaalada Nayroobi ka furay shir u dhaxeeya Wasaaradda iyo hay’adda IFC oo ka tirsan Baanka Aduunka.

Shirkan oo Agaasimaha ay ku wehelinayeen Madax ka tirsan Wasaaradda, ayaa hay’adda ka wada-hadleen siddii loo xoojin lahaa xiriirka iskaashi ee labada dhinac, horumarinta Ganacsiga iyo fududeynta wax dhoofinta.

Shirka, waxa kale oo ay kaga wada-hadleen siddii kor looggu qaadi lahaa mashaariicda iyo shaqooyinka ay ka wada-shaqeen labada dhinac ee khuseeya Ganacsiga iyo Maal-gashiga maadaama oo wakhtigan ay dawladda Soomaaliya u dhow dahay in wakhtiyada soo socda laga cafiyo deynta.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Taliska Ciidanka Xooga Dalka Somaliya Oo Shaaciyay In Ay Laayeen Saraakiil Alshabaab Ah

Bnnstaff Bnnstaff

Xukuumada Muuse Biixi Oo War Ka Soo Saartay Dhalinyaro Reer Somaliland Ah Oo Maalmihii Ugu Dambeeyay Ku Sii Qulqulayay Muqdisho

Bnnstaff Bnnstaff

Deg Deg:- Xisbiga Ucid Oo Shaaciyay In Laga Heshiiyay Murankii Ka Taagnaa Qabsoomida Doorashooyinka

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More