Canada Oo Shaacisay Iney Heshay Daawada Corona Virus (COVID-19)

Wadanka Canada ayaa  sheegay in uu soo afjaray gabi ahaanbo cudurka maarada iyo daawada loo waayey ee Corono virus (COVID-19) ama cudur ku dhaca neef mareenada. Hadabo seenis yahanada dalka  Kanada ayaa sheegay in ey heleen daawadiisa 13ki marso  

Wakiilo ka kala socdo machadyada baarista ee kala ah Sunnybrook Research Institute, McMaster University, iyo  the University of Toronto ayaa iska kaashaday sidii ey xal ugu heli lahaayeen cudurkaan   ayagoo sameeyay 2 tijaabo khamisti iyo ugu danbeen malinta jimcaha aheed 

Dr. Rob Kozak,  oo taqasus u leh daaweenta iyo baarista cudurada ilma aragtada  ah ee ka howlgala machadka Sunnybrook ayaa yiri ”  waxay muujineesa wax layaab leh markii la isla wada shaeeyo”

Baarayaashan ayaa hadalka ku sii daray  si guul leh ayaan u soo gabagabeenay howsha cudurkan COVID-19 waan muhiim in daawo iyo tallalbo loo helo cudurkaan.

Agaasimka  machadka caafimadka ee McMaster  iyo NSERC ninka loo yaqaano Dr. Arinjay Banerjee ayaa yiri ”  waxaan la wadaagi doona machadyo iyo walibo saynisyahano kale waan sii wadi doona  wada shaqeenta” 

Ka akhriso Hoos links Warka  https://www.complex.com/life/2020/03/researchers-canada-isolated-covid-19-virus

Xafiiska Wararka Boramanews
Boramanews@gmail.com

Related posts

Weerarada Iskugu Jira Dhaca Iyo Boobka Ee Lagu Hayo Somalida Ku Nool Dalka Koonfur Africa Oo Sii Kordhaya

Bnnstaff Bnnstaff

Diyaaradii Ugu Waynayd Ee Nuuca Rakaabka Ah La Filayo In Ay Shaqo Bilawdo

Bnnstaff Bnnstaff

Xaaska Riek Machar Oo Sheegtay In Seygeeda Uu Lamid Yahay Qof Maxbuus Ah

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More