Muumulka Dugsiga FSM Ee Borama Iyo Maamulka Xikma Foundation Oo Maanta Daah Furay Hab Cusub Ay Ardaydu Wax Ku Baran Doonaan

Maamulka iyo macalimiinta dugsiga FSM School – Borama iyo maamulka Hikma Foundation maanta waxay daahfureen habka cusub ee ay ardayda dugsigu wax ku baran doonaan iyaga oo jooga aqaladooda.

Waa tignoolajiyad cid walbaa ka faa’iidaysan karto lacag la’aan, mahad badani ha ka gaadho saynis yahanadii curiyay.

Waa hubaal in waxbarashada dalku kala wacnaan doonto CORONA VIRUS ka hor iyo ka dib, adeegsiga tignoolajiga ee bahda waxbarasha oo kor u kacay darteed.

 

Related posts

Madaxwayne Mustafe Cagjar Oo Magaalada Goday Ka Dhagax Dhigay Dugsi Sare

Bnnstaff Bnnstaff

Mareykanka Oo Sheegay In Uu Duqeyn Ku Diley Xubin Al-Shabaab ah

Bnnstaff Bnnstaff

Alshabaab Oo La Sheegay In Ay Qorshaynayso In Ay Weerar Culus Ka Fuliso Gudaha Maraykanka

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More