Wasiirkii Gaashaan Dhiga Dalka Suudaan Oo Geeriyooday

Wasiirka gaashaandhigga Suudaan, Janaraal Jamaal Cumar ayaa wadna xannuun ugu dhintay gudaha Suudaanta Koonfureed, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka Reuters oo soo xiganeyso afahayeen u hadlay militariga Suudaan.

Janaraal Cumar ayaa lagu soo warramaya inuu waday wadahadallo lala yeelanayo koox fallaago ah gudaha caasimadda Suudaanta Koonfureed ee Juba.

Aas qaran ayaa loo sameyn doonaa wasiirka dhintay, sida ay ku warrantay wakaalada Anadolou oo soo xiganeyso golaha sare ee haya talada Suudaan.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

“Xukuumadu Laascaanood Ha Ka Saarto Ila Meeraysada ” Gudoomiye Ciro Oo Fariin U Diray Xukuumada Muuse Biixi

Bnnstaff Bnnstaff

Dhammaan Tartamada Kubadda Cagta Dalka Igiriiska Iyo Qaybo Ka Mid Ah Qaaradda Yurub Oo La Hakiyay

Mustafehaji

Tirada Dadka Laga Helay Coronavirus Ee Itoobiya Oo Gaadhay 9 Qof Iyo Wasaarada Caafimaadka Oo Beenisay In Jigjiga Lagu Arkay Qof Qaba Cudurka

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More