Maamulka Jubaland Oo War Ka Soo Saaray Dhismaha Maamul Cusub Oo Laga Dhisayo Gobolka Gedo

Dawlad goboleedka Jubbaland ayaa war saxaafadeed ka soo saartay falalka sharci darrada ah ee ay dawladda federaalka Soomaaliya ka wado gobolka Gedo.

War kasoo baxay maamulka Jubbaland ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya falal Sharci daro ah ay ka waddo gobolka Gedo.

Jubbaland ayaa iska diiday Gudoomiyaha gobolka Gedo ee dhawaan uu Magacaabay Wasiir ku xigeen Jubbaland ka tirsan oo taabacsan dowladda Federaalka ee Soomaaliya.

Jubbaland waxa ay sheegtay in aysan aqoonsaneyn Falalka dowladda dhexe ee Soomaaliya ay ka waddo gobolka Gedo.

Related posts

Boqor Buurmadaw Oo Dhaliilo Culus Ku Karbaashay Madaxwayne Muuse Biixi

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Abaalmarin Gudoonsiiyay Labo Muwaadin Oo Qay Wayn Ka Qaatay Dagaalka Coronavirus

Bnnstaff Bnnstaff

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland Oo Si Kulul Ugu Hanjabay Gudoomiye Waraabe

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More