Xaaladihii Ugu Dambeeyay Ee Coronavirus Ee Dalka Somaliya

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Dr. Fawziya Abikar Nur ayaa ka warbixiyay xaaladaha cusub ee ka soo kordhay caabuqa Covid Wasiirka waxay xaqiijisay maanta 21 xaaladood oo COVID-19 ah.

21 May 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.

> Laga Helay: 21
> Benadir: 19
> Puntland: 2

> Lab: 14
> Dhedig: 7
> Bogsasho: 16
> Dhimasho: 0
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 1,594
> Bogsashada Guud: 204
> Dhimashada Guud: 61

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Dacwadihii Loo Haystay La Taliyihii Hore Ee Madaxwayne Trump Oo La Laalay

Cudurka Coronavirus Oo Faraj U Noqday Kaluumaystada Kenya Iyo Sobobta

Bnnstaff Bnnstaff

Maamulka Jaamacada Camuud Oo Tacsi U Diray Dr Faadumo Xaaji Abubakar Oo Ka Mid Ahayd Madaxda Jaamacada

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More