Xiyiraadii Saarnayd Xafada Islii Ee Magaalada Nairobi Oo La Sii Kordhiyay

Xayiraadii saarneyd xaafadda Soomaalida ay degan tahay ee Islii ee magaalada Naiorbi ee dalka Kenya ayaa waxaa lagu kordhiyey muddo 16 maalmood ah, sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka Kenya.

Wasiirka Caafimaadka Kenya ayaa sheegay in tallaabadan looga gol leeyahay xakameynta cudurka COVID-19 oo kiisas badan laga diiwaangeliyay dalkaasi Kenya.

Go’aanka Dowladda ayaa bulshada Soomaalida Islii waxaa ay sheegeen in si gaar ah ayaga loogu beegsanayo, sida ay hadalka u dhigeen, ayaga oo codsaday in laga laabto go’aankan.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Wasiir Bayle Oo Saxeexay Heshiis La Xadhiida Arimaha Dayn Cafinta Somaliya

Bnnstaff Bnnstaff

HARGEYSA: Urur Siyaasadeed Cusub Lagu Dhawaaqay ! Magacii ?

Mustafehaji

Xukuumada Muuse Biixi Oo Beenisay In Ay Somaliya U Soo Dirtay Khubaro Ka Caawiyo La Dagaalanka Ayaxa

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More