Madaxwayne Ku Xigeenka Puntland Oo Ka Soo Horjeestay Magacaabis Iyo Xilka Qaadis Uu Madaxwayne Deni Sameeyay

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa goor dhaw soo saaray wareegto uu ku cadeynayo in aysan sharciyad aheyn golihii wasiiradda ee uu xalay magacaabay Madaxweynaha Puntland Siciid Deni, ka dib markii uu sheegay in aan lagala tashan.

Madaxweyne kuxigeenka ayaa sheegay in ay Puntland waqtigan ku jirto xaalado adag oo dhanka Ammanka & Caafimaadka ah, wuxuuna sheegay in talaabada la qaaday labaal-maray gabi ahaanba Dastuurka Puntland oo ogolaanaya in lala tashado.

 

Related posts

Dhalinyaro Isxilqaantay Iyo Qaar Ka Mid Ah Ciidamada Somaliya Oo Dib U Dhisay Goobo Ay Burburiyeen Dad Banaanbaxayay

Bnnstaff Bnnstaff

Ciidamada Dowlada Somaliya Oo Fuliyay Hawl Galo Ay Hub Badan Ku Soo Qabteen

Bnnstaff Bnnstaff

Qarax Ka Dhacay Safaarada Maraykanka Ee Dalka Tunisa Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More