Borama News Network

Mareykanka Oo Walaac Ka Muujiyay Xidhiidhka Sii Xoogeysanaya Ee Ruushka Iyo Afrika

Dowladda Maraykanka ayaa walaac ka muujisay xiriirka sii kordhaya ee u dhexeeya Ruushka iyo Dalka Koonfur Afrka oo ka mid ah dalalka ugu dhaqaalaha badan Afrika.

Arrintan ayaa ku soo beegmaysa iyada oo uu sii xumaanayo xidhiidhka maraykanka iyo wadamada galbeedka afrika, iyada oo Arbacdii ay gaadheen dalka Niger ciidmadii u horeeyay ee Ruushka.

 

Related posts

“Reer Awdal waxaan ugu baaqeyaa in ay cod iyo cududba ku garab istaagaan xil Maxamed Abiib” Garyaqaan Mukhtaar

Abdiaziz Bnnstaff

“Kulmiye lacagta ka cuna 14 sanno waxay qaban waayeen maanta haka sugina, Cirrona codka Siiyia “ Gaaxnuug

Abdiaziz Bnnstaff

Jenaraal Maxamed Xamdaan Daagalo oo qirtay in lagaga adkaaday Khartuum

Abdiaziz Bnnstaff