Nooc Cusub Oo Fayraska Korona Oo Laga Helay Ingiriiska

Waddamada reer galbeedka ayaa billaabay iney xayiraado cusub ku soo rogaan dalka UK si ay uga gaashaantaan nooca cusub ee fayraska korona ee dalkaasi laga helay.

Qaar ka mid ah waddamada reer Yurub waxay joojiyeen dhammaan duullimaadyadi Ingisriiska ka imanayey.

Nooc cusub ee fayraska korona ayaa si degdeg ah ugu faafay magaalada London iyo Koonfurta-Bari England

Ra’isal wasaaraha Britain Boris Johnson wuxuu sabtidi ku dhawaaqay xayiraado afar heer oo kala duwan maraya oo laga hirgelinayo goobaha nooca cusub ee fayraska korona laga helay, wuxuuna gabi ahaanba uu meesha ka saaray nasashadi iyo kulammadi ay malaayiinta qof ee u dabbaal degaya ciidda miilaadiga ay sameynayeen .

Xafiiska Wararka BoramaNews

BoramaNews.com

Related posts

Madaxwayne Muuse Biixi Oo Qaabilay Safiirka Dalka Denmark U Fadhiya Somaliya

Bnnstaff Bnnstaff

Dab Khasaare Gaystay Oo Maanta Ka Kacay Suuq Ku Yaala Magaalada Jigjiga

Bnnstaff Bnnstaff

“Maanta Shacabka Madaxaa Wada Furan Heestuna Fariin Bay Iga Ahayd” Wasiirka Cadaalada Somaliya

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More